DALADDA HORUMARINTA BULSHADA XIRSI-CISMAN OO LAGU DHISAY NORTH AMERICA. (SULDAAN DIIRIYE FOUNDATION) waxaa maalintii jimcihi (friday) april 5th , 2013 lagaga dhawaaqay WASHINGTON
DALADDA HORUMARINTA BULSHADA XIRSI-CISMAN OO LAGU DHISAY NORTH AMERICA. (SULDAAN DIIRIYE FOUNDATION) waxaa maalintii jimcihi (friday) april 5th , 2013 lagaga dhawaaqay WASHINGTON
Marka hore waxan salamayaa umad SOMAliLAND ,Muwaadinka dhabta ah alow dhoor . Waxaan halkan hambalyo uga diraya muwadinka dhabta ah ee reer burco isla qirsan yihiin waa MAYARKA BURCO MR MAXAMUUD AXMED XASAN DHAGALAAB . Read more »
Mujaahid.Dr. Cabdi Aw Daahir Cali wuxuu ku dhashay tuulada Ceelsame ee Degmada Oodweyne 1955, Dugsigiisi hoose wuxuu ka galay Magaalada Duruqsi 1962, halkaas uu ka bilaabay dugsigiisi dhexe magaalada Oodweyne 1966. Dugsigiisi sare wuxuu ka bilaabay dugsiga sare ee Amuud ee magaalada Boraame sannadki 1970-ii.
The royal sub-clan (the one that provides the Sultans) of the Habar Yoonis are the XIRSI CISMAAN, who hail from branch of the Habar Yoonis. Read more »
Geeridii Halyaygii Muj. Cabdilqaadir Koosaar Iyo Gabay Barrordiiqa By:Abwaan Cabdiwelli Yalas
Tixdan gabayga ah oo aan ugu baroordiiqaayo halyeygii weynaa mujaahid Marxuum Cabdiqaadir Koosaar Cabdi Geele oo lagu dilay 12 07 1987,Magaalada Mustaxiil ee kutaala kilalka shanaad ee soomaalidu degto ee katirsan dalka Itoobiya Ilaahay naxariistiisa haka waraabiyee marxuumku waxa uu halkaa u tegay hawl shaqo,(xalin khilaaf )asaga oo kamid ahaa gudi xubno badan ka kooban oo isugu jirta saraakiil ,siyaasiyiin iyo aqoon yahan katirsan maamulkii xaq u dirirka ahaa ee SNM.Markii halkaa lategay ee la arkay inaan khilaafku dhamaanayn oo ay go’aan sadeen in la soo noqdo laakiin aanay soo noqon Abdiqaadir iyo gaariye,iyaga oo gaariye lagaga yimi mustaxiil Read more »